Ganacsiga Xudur oo is furfuraya

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Suuqa ganacsiga Xudur/Xusni/Ergo Photo | Suuqa ganacsiga Xudur/Xusni/Ergo

Radio Ergo 03 February, 2016 XUDUR

 

Waddada isku xirta Xudur iyo Ceelbarde ee tagta xadka Itoobiya ayaa wax weyn ka beddeshay ganacsiga degmada Xudur ee gobolka Bakool oo waddooyinka kale ee soo gala ay ku xirmeen colaado. Haweenka ayaa ah dadka ugu badan ee ganacsigaas ka faa’ideysta.

Waddadaas oo dib u furantay lixdii bil ee la soo dhaafay waxay keentay inuu isbeddel ku yimaado ganacsiga iyo qiimaha maciishadda.

Weriyaha Ergo, Muxyadiin Xusni oo booqday Xudur ayaa warbixintan noo soo diray.

Leave comment