Puntland: Ayaan oo 20 ari ah ay abaar ka dishay (Wareysi)

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir


Fatuma Maalim 30 January, 2016 PUNTLAND

 

Abaaraha ka jira deegaanno ka tirsan Puntland ayaa saameyn ku yeeshay nolosha dadka iyo duunyada. Ayaan Maxamed oo ah hooyo haysata afar carruur ah oo ka soo guurtay baaddiyaha deegaanka Rako- Raaxo ee gobolka Karkaar, waxaa saamayn ku yeelatay abaarta oo ka dishay 20 neef oo ari ah oo ka mid ahaa 50 neef oo ay lahayd. Fowsiya Cumar Barre ayaa telefoonka ku wareysatay.

Leave comment