Dad ka barakacay Ceel-cadde oo nolol xumo ka cabanaya

  • +1
  • Daabaco
  • Email ku dir
Kaydka Sawirrada/Xusni/Ergo Photo | Kaydka Sawirrada/Xusni/Ergo

Radio Ergo 25 January, 2016 GEDO

 

Kumannaan qof oo ku noolaa deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo oo ku barakacay dagaal ka dhacay halkaas  toddobaadkii hore ayaa lagu soo warramayaa inay haysato cunto la'aan, biyo la’aan iyo hooy la'aan.

Qoysaska barakacay oo hadda intooda badan ku sugan dhul miyi ah oo ay xuseen inay lug ku tageen ayaa Raadiyo Ergo u sheegay inay jiraan haween dhexda ku sii umulay iyo dad ay saameeeyn harraadka iyo gaajada.

Qeybta sare ee qoraalka ka dhegeyso warbixin uu Gedo nooga soo diray Axmed Cumar Saalixi.

 

Leave comment