Sign In

x

Caafimaadka & Waxbarashada

    Caafimaadka & Waxbarashada

    10 haween oo dhiigbax xilliga dhalmada ugu geeriyooday Waajid

    In ka badan 10 haween ah ayaa sanadkan dhexdiisa dhiigbax xilliga dhalmada ku yimid ugu geeriyooday magaalada Waajid ee gobolka Bakool, sida uu Ergo u xaqiijiyay Dr Mukhtaar Maxamed Xasan oo ah madaxa...

    20 MAY 2015
    Akhri
    Caafimaadka & Waxbarashada

    Gabdho reer miyi ah oo iskuulka uga soo lugeeya dhul fog

    Layla Cabdi Cilmi iyo walaasheed Deeqo waxay dhigtaan dugsiga hoose dhexe ee Iftiin Gidheys oo ku yaalla tuulada Gidheys oo ka tirsan degmada Cadaado una jirta 20 km dhanka koonfur bari. Layla oo la ...

    19 MAY 2015
    Akhri
    Caafimaadka & Waxbarashada

    Baydhabo: Carruur la xanuunsan nafaqo darro

    In ka badan 15 carruur ah oo da’adoodu ka yarthay 5 sano oo la xanuunsan nafaqo darro ayaa toddobaadki la soo dhaafay la seexiyey cibitaalka guud ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobol...

    18 MAY 2015
    Akhri
    Caafimaadka & Waxbarashada

    Afar carruur ah oo shuban u geeriyootay

    Afar ayaa carruur ayaa la sheegay inay cudurka shubanka ugu geeriyoodeen tuulada Busaar oo 40 KM dhanka bari ka xiga degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Aadan Barre oo ka mid ah odayaasha tuulada Bu...

    12 MAY 2015
    Akhri
    Caafimaadka & Waxbarashada

    Haween dhiig-bax ugu dhintay Gedo

    Adeeg la’aanta caafimaad ee ka jirta qaar ka mid ah degmooyinka iyo tuulooyinka gobolka gedo ayaa sababay in 11 haween ah labadii bilood ee la soo dhaafay ay u dhinteen dhiig-bax, dhiig la&...

    06 MAY 2015
    Akhri
    Caafimaadka & Waxbarashada

    Baahi dhanka waxbarshada ah oo ka jirto Bardaale

    Nuurto Sheekh Amin waxay maamule iyo bare ka tahay hal dugsi hoose dhexe oo ku yaal degmada Bardaale oo lagu magacaabo Amuurta, waxayna Ergo u sheegtay in uu ka kooban yahay 5 qof oo aan lah...

    04 MAY 2015
    Akhri