Naga dhageyso galab kasta FM-yada magaalooyinka Soomaaliya iyo mowjadda gaaban ee 16ka Meter Band (17845 MHZ)
3:00 – 4:00PM Xilliga Geeska Afrika


Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Qoysaskii dib ugu laabtay degamada Walaweyn oo billaabay tacabka beerahooda

Qoysaskii horay uga barakacay degmada Walaweyn iyo deegaannada ku xeeren ee gobolka Shabeellaha hoose oo dhowaan halkaas dib ugu laabtay ayaa rajo ka muujinaya inay intifaacsadaan dalagyadii ay tacbadeen markay laabteen kaddib...

16 AUGUST, 2017
Akhri
Arrimaha Bulshada

Radio Ergo wuxuu raadinayaa weriyeyaal madax-bannaan

Raadiyo Ergo waa idaacad si gaar ah uga hadasha arrimaha bani’aadannimada ee khuseeya dadka Soomaaliyeed...

16 AUGUST, 2017
Akhri
Cunto-yaraanta

Qoysas ka faa'iidaystay kor u qaadista nacfiga xoolaha

Abaaraha ku soo noq noqday wadanka ayaa  keenay in calafka xooluhu yaraado, taas oo keentay in nacfigii laga helayay uu gabaabsi noqdo...

14 AUGUST, 2017
Akhri

QIIMAHA XOOLAHA

  • Buuhoodle - 16 August, 2017
    Geela, Qalliinka
    Heerka Koowaad - So.Sh 17M
    Heerka Labaad - So.Sh 15M

    Geela, Dhoof
    Heerka Koowaad - So.Sh 11.2M
    Heerka Labaad - So.Sh 8.4M

    Riyaha, Qalliinka
    Heerka Koowaad - So.Sh 1.3M
    Heerka Labaad - So.Sh 1.1M

    Riyaha, Dhoof
    Heerka Koowaad - So.Sh 1.7M
    Heerka Labaad - So.Sh 1.6M
    Heerka Saddexaad - So.Sh 1.5M

Rukumo wararkeenna

Toddobaad kasta waxaan kuu soo diri doonnaa warbixinnadeenna

CAPTCHA code  

Naga Dhageyso

Barnaamijyada

Barakacayaasha iyo Qaxootiga

Baydhabo: Dadki ka soo noqday xeryaha qaxootiga Dhadhaab oo hormar sameeyey
Halkan ka dhegeyso warbixin aan kaga hadlayno dadki ka soo noqday qaxootiga oo hormar k...


Galgaduud: Roob yaraan sababtay in xoolo dhaqatadu u hayaanto
Boqollaal qoys oo xoolo dhaqto ah ayaa u guuray gobollada Mudug, Nugaal iyo Sool, kuwaa...


Xoolo dhaqato ka hayaamay gobollada dhexe oo Sool gaaray
Jaamac Cali Ciid, waa 55 jir xoolo dhaqato ah oo dhalay toddobo carruur ah, waxa uu ka ...


Masiibooyinka

Tababar ku saabsan sida ayaxa looga hor tago oo la siiyey beeralayda iyo xoolo dhaqatada Puntland
Saddexdii todobaad ee la soo dhaafay ayaa wasaaradda beeraha iyo waraabka Puntland waxa...


Mudug: Tuulada Gosal oo uu daad qaaday
Deegaan Gosal oo ka tirsan degmada Xarfo ee gobolka Mudug, waxaa qaaday daad barakiyay ...


Webiga Shabelle oo ku fatahay tuulo ka tirsan Jowhar
Waxaa weli cidla daadsan 26 qoys oo ku barakacay fatahaad uu webiga Shabellee ka sameey...


Arrimaha Bulshada

Dhegeyso Barnaamijka Dareen
Barnaamijka Dareen oo hadla arrimaha bulshada waa toddobaadle ay iska kaashadaan idaaca...


Barnaamijka codka dhegeystaha
Waa barnaamijka codka dhegeystaha oo todobaadkasta aad Sabtida maqashaan, dhegeystayaas...


Qaar ka mid ah dadkii qaxootiga Yemen ka soo noqday oo ku guulaystay inay nolol cusub ka bilwodaan Muqdisho
Maxamed Muxudiin Nuur iyo wiilkiisa Axmed Maxamed Muxudiin Nuur oo lix bil ka hor dib u...


Cunto-yaraanta

Puntland oo ka digtay in gargaarka la joojiyo roobka kadib
(ERGO) - Hay’adda maareynta masiibooyinka Puntland ee HADMA ayaa...


Muqdisho: Sagaal qof oo gaajo u dhimatay
Sagaal oo qof oo ay carruur ku jirto ayaa la sheegay in toddobaadki hore u dhinteen gaa...


Warbixin ku saabsan roob ka da'ay Togdheer
Roob biyo dhigay ayaa ka a'y tuulooyin hoos taga degmada Burco ee gobolka Togdheer...


Caafimaadka & Waxbarashada

Burco: Teleefan Bilaash Ah Oo La Hirgeliyay Si Loogu Gurmado Bukaannada Shubanka
Xarunta daweynta cudurka shubanka ee burco ayaa laga hirgeliyay teleefan bilaash ah, si...


Burco: Lambar gaaban oo taleefon oo loo sameeyey dadka si ay u wacaan marka shubanku ku dhaco
Magaaladda Burco ee xarunta gobolka Togdheer ayaa dhibaatada ugu daran ee todobaad...


Muqdisho: Carruurta barakacayaasha oo nafaqo darro ay hayso
In ka badan 80 carruur ah oo nafaqo darro la la liita ayaa jiifa cisbitaalka hooyada iy...


Beeraha iyo Xoolaha

QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Qiimaha xoolaha ee sayladaha Boorame iyo Baydhabo oo ka kala tirsan gobolada Awdal iyo ...


QIIMAHA XOOLAHA NOOL EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Qiimaha xoolaha maanta waxaan ku soo qaadanaynaynaa sicirka xoolaha ee sayladda Garoowe...


QIIMAHA XOOLAHA EE SUUQYADA SOOMAALIYA
Halkaan ka dhageyso qiimaha xoolaha ee magaalooyinka Baardheere iyo Afgooye...