Hoy Blog

IDAACADDA MAANTA SABTI 12-OCT-2019

[audio mp3="http://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/10/1012SATERGFMs.mp3"][/audio]

Qoysas barakac ah oo ka faa’iidaysanaya biyo-gelin laga sameeyay xeryo ku yaalla Baardheere

(ERGO) - Kun iyo labo boqol iyo toddobaatan qoys oo barakac ku ah seddex xero oo ku yaalla duleedka degmada Baardheere ee gobolka Gedo...

IDAACADDA MAANTA JIMCO 11-OCT-2019

[audio mp3="http://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/10/1011FRIERGFMs.mp3"][/audio]

IDAACADDA MAANTA ARBACA 9-OCT-2019

[audio mp3="http://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/10/1009WEDERGFMs.mp3"][/audio]

IDAACADDA MAANTA TALAADO 8–OCT–2019

[audio mp3="http://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/10/1008TUEERGFMS.mp3"][/audio]

Xoolo-dhaqato u roob raacay tuulooyin ka tirsan gobolka Sool

Maxamed Khaliif Warsame waxaa uu  ka mid boqolal xoolodhaqato ah oo u soo naqraacay tuulooyinka Kala-jeexa iyo Gambadhe ee gobolka Sool oo roobka darytu...

Isbitaallada Muqdishu oo ka faa’iidaystay warshad soo saarta Ogsejiinka

(ERGO) - Qaar ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdishu ayaa sheegaya inay u fududaatay helista adeegga ogsejiinka ee loo isticmaalo in dadka xanuunsan lagu...

Garowe: Kalkaaliyayaal caafimaad oo u adeega dad ku nool xero barakac

(ERGO) - Warbixinta taxanaha xeryaha ee Raadiyow Ergo ayaa waxaa isbuucaan lagu eegayaa kaalinta dadka soo barakacay ee ka shaqeeya xarun caafimaad oo ku...

Roobab ka da’ay gobolka Bay

(ERGO) - Roobka dayrta ee curtay ayaa Todobaadkan ka da’ay deegaanno dhaca koonfurta magaalada Baydhabo, kaddib muddo seddex sano ah oo ay deegaannadaas wajahayeen...

IDAACADDA MAANTA ISNIIN 7–OCT–2019

[audio mp3="http://secureservercdn.net/160.153.138.53/s26.7b4.myftpupload.com/wp-content/uploads/2019/10/1007MONERGFMs.mp3"][/audio]